Daawo: Gabdhaha Saxiyiinta Jubbaland oo Cambaareeyay Dilkii AUN Jamiila Sheikh oo jowhar ninkeeda ku dilay

nin

Gabdhaha Saxiyiinta Jubbaland ayaa waxay cambaareeyeen dilkii allaha unaxariisto Jamiila Shiiq loogu gaystay Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeele, waxaana ugaystay ninkeeda oo ahaa agaasimaha Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jowhar.

Gabdhaha Saxiyiinta Jubbaland ayaa marka hore u tacsiyeeyey Jamiila shiiq qoyskeeda ilaahayna waxay uga baryeen in dambigeeda dhaafo waxayna kaloo Maamulka Hirshabeele kasocdeen in sharciga lahorgeeyo ninkii dilay Jamiilo Shiiq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.