Daawo:Kismaayo Carwada Bandhigga Ganacsigga Jubbaland oo maalinkii labaad socota.

gacmodhere

Magaalada Kismaayo ee xaruntaku meel gaaraka ah ee Jubbaland waxaa maalintii labaad ka socda carwadda bandhiga Ganacsigga oo markii u horeysay shalaylaga daah furay , waxaana ka soo qayb galay Shirkadaha Ganacsigga ee kala duwan kuwaas oo isugu jira kuwa adeeg bixiya sida Xawaaladaha,Diyaaradaha iyo kuwa Cuntooyinka kala duwan sameeya waxaana usoo booqasho tagay dad aad u tira badan.

Wariyaha Idaacada iyo Telefishinka SBC Maxamed Cumar Gacmadheere ayaa Ayaa Booqday Carwadaas Caalamiga ee laga Furay Magaalada Kismaayo waxuuna kasoo diray asagoo kusugan carwada Gudaheeda warbixintaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.