Daawo:Jaalliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Kenya ayaa 45000 Doolar ugu deeqeen Gobolka sool

lacag

Jaalliyadda Soomaaliyeed ee deggan Dalka Kenya oo deeq lacageed gaarsiiyay dadkii dhawaan ka barakacay dagaalkii ka dhacay Koonfurta gobolka Sool, dagaal oo sababay qasaaro dhimasho oo kabadan 60 Qof ay Naftooda ku waayeen waxaa kaloo dagaalkan sababay barakac balaaran.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.