Daawo:barakacayaasha Degmada luuq ayaa soo wajahday xaalad adag oo dhanka noolasha ah

baraka

Dadka barakacyaasha ee ku nool degmada luuq gobolka Gedo ayaa waxaa soo wajahaday xaalad adag ee dhanka noolasha ah waxayna Dowlada Soomaliya, Hay’adaha Caalamiga iyo ummada Soomaliyeed ka codsadeen in gurmad dag daga lala soo gaaro.

hoos kadaawo warbixintii wariye Cabdinuur Shakiir

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.