Gudida Doorashooyinka Somaliland ayaa Shaaciyey in Doorashooyinka Gollayaashu inay Dib u dhaceen.

Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa shaaca ka qaaday inay dib u dhigeen xilligga la qaban lahaa doorashada Gollayaasha dhaqaalo daro awgeed iyo is afgaran waa ka dhex jira dowlada iyo xisbiyada siyaasada Soomaliland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.