Daawo:Wafti ka Socda Midowga Africa oo kulan laqaatay Madaxwaynaha Hirshabeele

Madaxweynaha Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa kulan la qaatay Magaalada Baladwayne Wafdi ka ka socda Guddiga nabad galyada iyo amniga Midowga Afrika waxayna kulankooda kawada hadleen Xoojinta ammaanka Hirshabelle iyo sidii la isaga kaashan lahaa dar dargalinta Howlgalada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.