Daawo: Khayre oo casumaad u Sameeyay Wafdiga Golaha Amniga Iyo Nabadda Midawga Afrika

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa casumaad hoygiisa ugu sameeyay wafdiga ka socda golaha amniga iyo nabadgelyada Midawga Afrika oo maalmahaan booqasho rasmi ah ku joogay Soomaaliya.

Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xubnaha wafdiga ee casho sharafta u sameeyay uga mahadceliyay booqasahda maalamaha qaadatay ee ay ku joogaan dalka.
Safiirka Djbouti u fadhiya dalka Ethiopia, Mohamed Idriss Farah, ahna guddoomiyaha xilligaan ee golaha amniga iyo nabadgelyada Midawga Afrika oo hoggaaminaya xubnaha wadfiga ayaa ra’iisul wasaaaraha uga mahadceliyay casho sharafta iyo soo dhawaynta ballaaran ee loo dalka loogu sameeyay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.