Daawo:Khilaafkii dowladda iyo Dowlad Goboleedyada oo xal laga gaaray

faroole

Guddiga loo xil saaray soo Afjaridda Khilaafka u dhexeeya dowladda dhexe iyo maamul goboleedyadda ayaa maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho, waxaa ayna sheegeen in la xaliyay Khilaafkii u dhaxeeyay Dowladda federaalka Iyo kuwa Dowlada Goboleedyadda.

Senater Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo ah gudoomiyaha gudiga xalinta khilaafka oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay aqalka sare Dadaal badan ay Sameeyeen Golaha Aqalka Sare ee Howshan Mudo ku howlanaa islamarkaana lagu guuleestay xal u helidda khilaafkaasi.

Senator Faroole ayaa sheegay in dhinac Dowladd dhexe iyo Maamulada ay sameeyeen tanaasul iyo qiimeen ballaaran gudigii waday dadaala taasina ay suurta gelisay in la dhameeyo khilaafkii muddo ragaadiyay shaqooyinkii qaranka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.