Daawo:Gaas oo Rajo Xumo kamuujiyey in dib loo soo doorto

gaas

Madaxweynaha maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Puntland Cabdiwali Gaas ee waqtigiisa sii dhamaanayo mar uu ka qayb galay Munaasabad lagu furaayey Isbitaalka qardho ayaa waxuu sheegay doorashada Puntland ay wakhitigeeda ku dhici doonto, Isagoona Sido kale rajo xumo ka muujiyey in dib loo doorto ayuu yiri ” Hadaad khadarkiina soo ceshataana Al-xamdulilah, hadaad mid kale keensataana, Rabil caalamiin”

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxaa ka dhacaysa Doorasho Madaxwayne taas oo lafilaayo inay dhacdo Bisha kowaad ee sanadka soo socda.

 

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.