Daawo:Aas loo sameeyey Hooyadii uu dilay Mareeyaha Garoonka Magaalada Jowhar

nin

Magaalada Jowhar waxaa Aas loogu sameeyey allaha unaxariisto Hooyo Jamiilo Sh.Cali Ibraahim oo uur lixbilood ah lahayd waxaana dil u gaystay Ninkeedii Ibraahim Maxamed Cali oo ahaa Maareeiyihii Garoonka diyaradaha Mgaalada Jowhar, Dilkaan loo Gaystay Hooyo Jamiilo ayaa yimid Qilaaf soo kala dhexgalay ninkeeda kadib markii uu Naag kale la guursaday taas oo keentay Muran dhexdooda soo kala dhex galay.

Bulshada Magaalada jowhar ayaa aad uga xumaaday dilka loo gaystay Jamiilo waxayna sheegeen inay tahay wax aan loo dulqaadan Karin dilalka Noocaan oo kala ah oo lagu hayo Haweenka Soomaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.