Dhagayso:Wax garadka Deegaanka Kaxandhaale oo beeniyay warar ay qoreen warbaahinta qaarkood

isgaarsin

Maxamed Cabdulaahi Jaamac oo waraysi siiyay Radio Daljir ayaa been abuur ku tilmaamay warar ay qoreen qaar kamid ah warbaahinta Soomaalida oo ahaa in deegaanka Kaxandhaale uu kadhacay dagaal

Maxamed ayaa tilmaamay in wararka noocaas oo kale ah ay yihiin kuwo colaad abuuri kara waxaana loo baahan yahay in beenta iyo isku dirka laga fogaado Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac oo ku sugan xarunta Daljir ee Caabudwaaq ayaa waraystay ugu horeyna waydiiyay xaaladda Kaxandhaale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.