Daawo:Garbahaaray Wafti kasocda wasarada gashandhiga Soomaliya oo Gaaray

ciid

Wafti kasocda wasarada gashandhiga Soomaliya ayaa soo gaaray Mgaalada Garbahaaray ee Gololka Gedo, waftigaan ayaa waxaa Hogaaminaayey Jeneraal Maxamed xasan Raage iyo Taliyaha Guutada 10aad qaybta 43aad ee kornayl Maxamed Cadow Cali “Sanka”.

Waftigaan ayaa waxaa Garoonka Diyaradaha Magaalada Garbahaaray kusoo dhaweeyey Ciidamada Dowlada federaalka Soomaliya, Waftigaan ayaa sheegay inay Garbahaaray usoo gaaree Hawlgalo ka bilaabanaya jubbaland kuwaas Shabab lagu qaadayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.