Gaas ayaa Garoowe dib ugu soo laabtay xili Madaxwaynaha Somaliland Tukaraq soo Gaaray Puntland aysan ka hadlin

gaas

Madaxwaynaha Dowladda Puntland ee waqtigiisa dhamaaday Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee caasimadda Dowladda Puntland kadib safar shaqo oo uu ku tagay Magaalo xeebeeda Garacad ee Gobolka Mudug Halkaas oo uu uga qayb galay Furitaankii dhismaha Dekada Garacad.

Madaxwayne Gaas ayaa mar uu ka warbixinaayey safarkiisii shaqo ee uu ku tagay Garacad ayuusan soo hadal qaadin Imaanshaha Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu ku yimid Tukaraq iyo Gobolka sool.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.