Daawo:Ugaas Kismaayo Ka cilaamiyey kacdoon ka dhan Dowlada Soomaliya

ugaas xiiray

Ugaa Cumar Xiiray oo Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe u magacaabay Gudoomiyaha Odayaashaa dhaqanka Jubbaland ayaa waxuu kulankii dhexmaray Bulshada Kismaayo iyo Madaxwaynihii hore ee Soomaliya Xasan Shiiq waxuu weerar ku qaaday Madaxda Dowlada Soomaliya sid amadaxwaynaha iyo Ra’iisalwasaaraha Soomaliya.

Ugaas Xiiray ayaa marka hore Xasan shiiq uga Mahadceliyey Booqashadiisa Kismaayo waxaana intaas ku daray sheegay markii Madaxwayne farmaaje la doortay inuu ka naxay oo mooday inwadankii oo dhan dumay waxaa kaloo Ugaas Xiiray ku dhawaaqay kacdoon ka dhana Dowlada Soomaliyeed asagoo sheegay in nimankaan dowlada Soomaliya ay Garaac nagu hayaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.