Daawo:kulankii dhexmaray Madaxwaynayaasha Somaliya iyo Ugandha

farmaajo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan dalka Uganda ayaa wada hadallo kula yeeshay Qasriga Entebbe Madaxweynaha Uganda Mudane Yowei Kaguta Museveni iaykoo kawada hadal xirirka labada dal iyo sidii loo dardar galin lahaa ladagaalanka Alshabab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.