Akhriso Cabdiwali Gaas oo inkiray 1500,000 Doolar oo Dowlada Soomaliya Gaarsiisay

Madaxwaynaha Maamul goboleedka Soomaliyeed ee Puntland oo waqtigiisa sii dhamaanayo ayaa waxuu waxba kama Jiraan ka dhigay Lacag dhan  “”1500,000 Doolar Hal miyan iyo bar “” oo qasnada Wasaarada Maaliyada Soomaliya Kasoo baxday Taas oo loogu deeqay wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo.

Warsaxafadeed ka soo baxay Puntland ayeey ku sheegtay in ay tahay libin sheegasho beena, sheegashada Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku sheeganayso inay ugu deeqday wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo lacag dhan $1500,000.00 (Hal Milyan Iyo Shan Boqol oo Kun oo Doolar).

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.