Muuqaal:Wasiirka Cadaaladda Somaliya oo ka qayb galay shirka wasiirrada Cadaaladda dalalka Jaamacadda carabta

wasiir

Wasiirka Cadaaladda iyo garsoorka Soomaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa ka warbixiyey shir ay wasiirrada Cadaaladda dalalka Jaamacadda carabta ugu soo gabangaboobay dalka Suudaan, kaas oo looga hadlayey horumarinta hay’adaha cadaaladda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.