Ganacsatada Ismaamulka Wajeer ayaa ka cabanaya lacag La’aan soo wajahday

lacag

Dadka ka ganacsada Suuqyada Magaalada Wajeer ee Gobolka Bari ee Kenya ayaa waxaa soo food saartay  Suuq La’aan Baahsan taas oo keentay in lawaayo wax waxka iibsada waxaana loo sababaynayaa Suuq la’aantaan Baahsan Isqab kajira Maamulka Magaalada Wajeer Kenya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.