Daawo:Wasiir Bayle oo si kulul ugu Jawaabay Xildhibaano ka beensheegay

bayle

Wasiir maaliyada Soomaaliya Soomaaliya Cabdi raxmaan Ducaale beyle oo maanta hortagay Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soonaaliya ayaa waxaa uu ka jawaabay eedeyn ugu timid xildhibaanada, taasi oo ku aadaneed in la musuq maasuqay miiisaniyadda Dowlada Soomaaliya, Waxaa uu sheegay wasiirka in marnaba uusan ogolaan doonin in hantida qaranka lagu xadgubo , isagoona tilmaamay lagu heysto Mashruuc la yiri ii fuli uu arintaasi diiday.
Warbixintii ay soo saareen Gudigga maaliyada Golaha Golaha shacabka ayaa maanta aad isku khilaafay, iyadoona qaar ka mid ah xubnaha guddiga ay sheegeen in aysan waxba kala socon Warbixinta lagu eedeeyay wasaarada maaliyada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.