Daawo:Xildhibaan Dalxa oo sheegay inaan la aqbali karin 4.5

dalxa

Prof Maxamed Cumar Dalxa oo kamida Xildhibaanada dowlada Federaalka ee soomaliya ayaa waxuu ka hadlay Dhibaatada ay lee dahay 4.5 waxuuna ku sheeay in waxa Dalkan la Dagi waayay waxaa kow ka ah 4.5 saami qeybsiga siyaasadda somaliya ee dulmiga ku dhisan, mana ahan Mid la Aqbali Karo in sidaan kusii socoto.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.