Daawo:Xildhibaan cabdi shire oo tix ka tiriyay dhibaatada 4.5

Xildhibaan Cabdi shire jaamac oo kamida Xildhibaanada Dowlada fedraalka Soomaliya ayaa waxuu ka hadlay Dhibaatada uu lee yahay 4.5 waxuuna sheegay in dadkii waxgaradka ahaa ama Bulshada kuwoodii qaymaha lahaa carqalad ku noqotay 4.5 waxaana loo baahan yahay doorshada soo socota in laga gudbo arinkaas.

Hoos ka aqriso qaar kamida erayadii uu xildhibaan cabdi shire ka yiri 4.5 ayadoo dhamasytiran Video ka Daawo.

“””Waa Baaq dadwaynow waa bad baadadanee 4.5 Bulshayahay hayeelina Waa Boog qabiil Huwan oo baha baha iyo Biif baaf lamriyey nagula bahadilaayo ee Bulshayahay hayeelina”””

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.