Daawo:Muuse Biixi oo ka Jawaabay eedaynta puntland, Fariina u diray Madaxda Maamuladda Somalia.

muuse

Madaxwaynaha maamul goboleedka Soomaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxuu ka jawaabay eedeyn horey ugu soo dirtay Maamulka Puntland, waxaa kaloo Fariin udiray maamul Goboleedyada kale ee Soomaliya.

Madaxwaynaha Somaliland ayaa waxaa uu kusoo wajahan yahay Magaalada Laascaanood waxaana lafilayaa inuu tago jiida ay isku horfadhiyaan Ciidamada Somaliland iyo Puntland ee Tukaraq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.