Daawo:Gabar 15 jir ah oo Ayeeyadeed Sun ku dishay duleedka Kismaayo

gabr

wararka ka imaanaya Deegaanka Goobwayn ayaa waxay sheegayaan Naciimo bashiir oo 15 jir Ay Xalay fiidkii Deegaanka Goobwayn ee duleedka magaalada Kismaayo ku Sumaysay ayeydeed oo la oran jiray Dahabo Maxamed ka dib markii ay Ayeydeed Canaanatay.

Naciimo Bashiir oo 15 jir ah yaa la ogayn waxa ku kalifay inay ayeydeed disho waloow ay canaanatay waxaa kaloo la ogayn in Naciimo ay xanuunsan tahay iyo in kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.