Daawo:Xukuumadda Somaliland oo Xaqiijisay in Kornayl Caare soo weeraray

caare

Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horaysay Xaqiijisay in Jamhada Kornayl Caare soo weeraray Ceelafwayn taas oo xalay dagaal ku dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo Jamcada Caare, Wasiirka ciyaaraha Soomaliland Boos Mire Maxamed oo kusugan ceel afwayn ayaa kwarbixyey sida wax udhaceen

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.