Daawo:Xildhibaan Xidig oo sheegay in Laga Dambeeyo Axmed madoobe Maxay idin la Tahay?

xidig

Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xiddig oo kamid ah mudaneyaasha baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo doorto Jubbaland ayaa soo gaaray magaalada Kismaayo Xarunta ku meelgaarka ah ee maamulka Jubbaland.

Xildhibaan Xidig ayaa ka hadlay ujeedka safarkiisa Kismaayo isagoo sheegay inuu kulamo laqaadan doono Bulshada jubaland iyo Madaxda, Xildhibaan Xidig ayaa soo hadal qaaday khilaafka ka dhexeeya Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada taas oo uu rajo wanaagsan ka muujiyey xal u helidda khilaafkaas.

Xildhibaan Xidig oo ka hadlaayey qalalaasaha Siyaasadeed ee kajira Jubbaland ayaa waxuu sheegay in Axmed madoobe mudo u hartay loona baahan yahay in laga Dambeeyo lana tixgaliye.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.