Daawo:Xildhibaan Odawaa oo saaxafada Mudo kamaqnaa ayaa hada kasuu muuqday

odaawaa

Xildhibaan Cabdirixmaan Odawaa oo kamida xildhibaanada Dowlada Soomaliya kana tirsan Kooxda Damjadiid oo muudooyinkii dambe lagu arag Saxaafada Soomaliya ayaa Maanta meel aan laga filayn kasoo Muuqday.

Xildhibaan Odawaa ayaa waxuu kamid ahaa wsiiradii Dowladii Hore ee Damjadiid oo Hogaamin jiray Madaxwaynihii hore ee Soomaliya xasan Shiiq , Xildhibaan odawaa ayaa maanta ka qayb galay Munasabad ay ku qali jabiyeeb aradayda Jamacada Simad asagoo ayaa yiri “”hadii aan rabmo Soomaaliya ay noqoto meel wanaagsan oo aan ku wada faano hadaba naftaada ka adkoow adiga noqo qof lagu faano”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.