gedotimes.com
Daawo:Somaliya iyo Talyaaniga oo kawada Hadlay Xoojinta xirirka Labada Dal
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga Talyaaniga ayaa wada hadallo kula yeeshay Qasriga Quirinale Madaxweynaha dalka Tal…