Daawo:Ra’iisul Wasaaraha Khayre oo kormeer shaqo ku tagay Goobaha Dowlada ee Magaalada Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kormeer shaqo ku tagay Dekadda , Wasaaradda Maaliyadda iyo Xarunta Dowladda hoose ee Xamar ayaa faray maamulka Gobolka Banaadir in uu Dar dar galiyo Howlaha Bilicda iyo Nadaafadda Caasimaadda Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.