Daawo:Madaxwaynaha Soomaliya oo Kulan laqaatay Jaaliyada Soomaliya ee Talyaaniga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa magaaladda Rome kula kulmay jaaliyada Soomaliyeed ee kusugan dalka Talyaaniga asagoo uga warbixiyey Xaalka uu kusugan yahay dalka Soomaliya, dadaalada iyo horumarka dalka Soomaliya ka socda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.