Dhageyso:Xildhibaan C/Kariim Sh Cilmi ayaa sheegay jubaland inay Cadaalad daro ay ka jirto, Maamul Xaaran ahna uu ka dhisanyahay

axmed madoobe

Xildhibaan Cabdi Kariim Shiiq Cilmi oo ka tirsan xildhibaanada Jubbaland kana mida xildhibaanada laga soo doortoo Gobalka Gedo ayaa mar uu lahadlaayey Bulshada Isbadal Doonka Jubbaland ee Magaalada Garbahaaray ee Caasumada Gobolka Gedo ayuu waxuu sheegay inay jubaland Cadaalad daro ay ka jirto, Maamul Xaaran ahna uu ka dhisanyahay kaas oo ku takrifalay awooda iyo habsami usocda Maamulka Jubbaland Bulshada Jubbalandna ay ku dulman tahay.

Degmooyinka Jubbaland intooda badan ayaa waxaa kasocda Bananbax balaraan kaas oo looga soo Horjeedo Maamulka uu Hogaamiyah Axmed Madoobe kaas oo 6 Sano kismaayo dhaafiwaayey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.