Daawo:Caabudwaaq oo si weyn looga xusay dhalashada suubanaheena muxamed scw

Magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa si weyn looga xusay dhalashada suubanaheena muxamed scw waxaana isugu Soo baxay Barxada wayn ee Magaalada Caabudwaaq dad aad utiro badan oo ka kooban qaybaha kala duwan ee Bulshada.

Hoos Kadaawo warbixintii wariye Mahad Bashiir

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.