Daawo:Xildhibaan Dalxa oo ka dayriyey Gabar Kunaafowday qaraxii Hotel Soobe

dalxa

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa Mar uu ka hadlaayey Xarunta Golaha Shacabka ayuu waxuu sheegay inuusan qofna booqan gabar ku naafowday weerarkii hotel Saxafi ee ka dhacay Magaalada Muqdisho taas oo taala Isbitaalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.