Daawo:Gaas oo Gudiga Doorashada Soomaliya u ogalaaday Xafiis ay ku shaqeeyaan

Gudoomiyaha Gudiga doorashooyinka Soomaliya Xaliimo Yaray ayaa sheegtay Khilaafka madaxda dawladda dhexe iyo kuwa dawlad goboleedyada saameyn naguma laha.

Gudiga ayaa maanta shaaciyey inay is afgarad kala gaareen Madaxweynaha Puntland furista xafiis cusub.
gaas

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.