Daawo:Abwaan Shube ayaa sheegay Shaqsiyaadka Fashilmay yeysan ku rafan Ummada

Abwaan Cabdulqaadir Cabdi (Shube) ayaa u  sheegay madax dhaqameedka rer Puntland in ay soo xulan xildhibaan tayoleh oo Maanta Puntland wax kabadala, waxuuna Abwaan Shube u Fariin u diray Shaqsiyaadka ku fashilmay siyaasada Soomaliya Yeysan  ku rafan ummada Soomaliya hana laga qabto.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.