Daawo:Waxka Ogow socdaalka Ra’iisalwasaarei Geedi kutagay Kismaayo

Ra”iisul Wasaarahii Dowladii KMG ahayd ee Soomaaliya Mudane Cali Maxamed Geedi ayaa soo gaaray maanta Magaalada Kismaayo ee Caasimada ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland.

Socdaalka Ra’iisalawasaarihii hore ee Soomaliya Geedi uu ku tagay Kismaayo ayaa waxaa lagu sheegay inay laxariirto qilaafka soo kalea dhexgalay Dwolada iyo Axmed madoobe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.