Daawo:Beesha shiiqaal oo ku dhawaaqday weerar ka dhan Axmed Madoobe

axmedmadoobe

Kulan si heer sare ah loo soo agaasimay oo Beelwaynta shiiqaal ay ku yeesheen Magaalada Stockholm ee Dalka Sweden ayaa waxay sheegeen inaan loo dulqaadan Karin Dulmiga Axmed madoobe ku hayo Beesha Shiiqal iyo Beelaha Jubbaland.

Waxaa kaloo Beesha Shiiqaal ay taageero wayn u muujiyeen dowlada Federaalka ah ee Soomaliya iyo sida ay u wiiqday awoodii Madaxada Danaystayaasha ah ee Maamul Goboleedyada.

Beesha shiiqaal ayaa waxuu dulin loogu gaystay Jubbaland gaar ahaan Magaalada Kismaayo halkaas oo hanti badan ay lahaayeen Boob loo gaystay qaarna Ganacsato ka soo shaqotagay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ay dhaceen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.