Daawo:Madaxweyne Axmed Baasto oo ku eedeeyay madaxda maamul goboleedyada qaar dilal iyo dagaalo ka dhacay Galmudug

axmed baasto

Madaxwaynaha Cusub ee Galmudug Madaxweyne Axmed Baasto oo dhawaan Xarunta Barlamaanka Galmudg ee cadaado lagu doortay ayaa Waxa uu ku eedeeyay Colaadaha iyo Dilalka Kasoocusboonaaday Qaybo Kamida Galmudug inay Kadambeeyaan Golaha iskaashiga Maamul Goboleedyada oo ay Kumidaysanyihiin Qaar kamida Madaxda Maamul Goboleedyada Dalka Kajira.
Waxa uu xusay in Colaadaha Kasocda Degaano Hoostaga Balanbal Dilkii Kadhacay Hobyo iyo Dilkii askari Katirsan Milatariga Soomaaliya Loogu gaystay Cadaado ay Qayb Katahay Qodobadii ay Ku hishiiyeen Kulankoodii ay Kuyeesheen Magaalada Garoowe Ee Caasimada Maamulka putland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.