Socdaalka Shiida ee Garbahaaray W/Q RJA

Safarka Shiida ee Axmed Madoobe 7 sano ka dib uu ku tegayo magaalada GARBAHAAREY wax micna ah ma sameynayo. Waxuuna u muuqataa safar odaga xilligiisii dhammaadey mid ISMIIDAAMIN.
Waayo Waxaan ka warqabnaa in uusan wanaag, waxtar iyo waalnimaba u hayn Garbahaarey iyo guud ahaan Gedo. 7dii sano ee la soo dhaafay ayuu tegi lahaa haddii uu innaba niyad wanaag u hayo.
Waxaan ku talineynaa in bulshada reer Garbahaarey iska diidaan colaada iyo kala qaybinta Axmed Madobe la damacsanyahay reer Gedo.
Waxayse Soomaalida ku maahmaahdaa “nin hal waayee, haan gacanta geli”.
Yuusuf Ducaale,
gudoomiyaha RJA

yuusf

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.