Daawo:Wasaraada dhalinyarada iyo ciyaaraha oo faahfaahisay halka uu maraayo dib u dhiska Muqdisho Stadium

Stadium

Magaalada Muqdisho waxa ka dhacay kulan ay soo qaban qaabisay Wasaraada dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliya oo ay kaqayb galeen Wasiirka, wasiir kuxigeenka wasaarada Dhalinyarada Ciyaaraha Soomaliya iyo Gudiga Xirirka Ciyaaraha Somaliya waxaana looga hadlaayey halka uu marayo dib udhiska Garoonka Ciyaraha ee Muqdisho Stadium.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.