Daawo:Tirada Dadkii Ku Dhintay Qaraxyadii Shalay Ka Dhacay Muqdisho Oo Sii Kortay.

madina

Wararka laga helaya Goobaha Caafimaadka mgaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan Tirada Dadkii Ku Dhintay Qaraxyadii Shalay Ka Dhacay Muqdisho inay Sii Kortay, Waxaana la xaqiijiyey dhimashada 34 qof oo ah dadka lagaarsiiyey Isbitaalka Madiina wallow ay jiraan dhaawacyo iyo dhimasho kale oo lagaarsiiyey Isbitaalada kala duwan ee Magaalada Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.