Daawo:Kismaayo Xaflad sagootin oo loo qabtay xildhibaanada ismaamulka wajeer ee dalka Kenya

Magaalada Kismaayo waxaa lagu qabtay Xaflad sagootin ah oo loo qabtay xildhibaanada gollaha deegaanka ismaamulka wajeer ee dalka Kenya, Waxaana kasoo qeyb galay Munasabadaan sagootinta ah Xildhibaano, odayaasha dhaqanka iyo marti sharaf kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.