Daawo:Gudiga Doorashada KoonfurGalbeed ayaa Soo Saaray Habraaca Doorashada Madaxwaynaha

koonfurgalbeed

Gudiga Doorashada Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee KoonfurGalbeed ayaa waxay Soo Saaray Habraaca Doorashada Madaxwaynaha Maamulka Koonfur Galbeed taas oo dhacaysa 17 November waxaana Magaalada Baydhabo kusugan Musharaxiin Aad u tiro badan oo doonay inay ku guulaystaan xilka Madaxwaynaha Koonfurgalbeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.