Daawo: Kharsaarihii kadhashay Qaraxyadii ka dhacay Muqdisho

qarax

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qaraxyo isxiga oo kadhacay magaalda Muqdisho gaar ahaan wadada Hormarta Hotelka Saxafi, qasaaraha dhimasho ee uu Gaystay Qaraxyadaan kadhacay Magaalo madaxada Soomaliya ayaa waxaa lagu sheegay inta udhaxaysa 14 ilaa 20 Dhimasha ah Dhawaac badana waa Jiraa wallow aan wali laxaqiijin tiradooda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.