Ciimada Amniga oo dilay Kooxdii qaraxa ka gaystay Magaalada muqdisho

deg

Warar dheeraad ah ayaa waxay ka soo baxayaan qaraxyo Goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho waxaana qarax lagu weeraray   Hotelka Saxafi , Dhawaqa Rasaasta ayaa laga maqlayaa goobta ay ka dhaceen qaraxyada, iyadoona ciidamada Aminga ay gaareen goobta ay wax ka dhaceen.

Ciddamada Aminga ayaa waxay dileen raga kamida kuwii qaraxa ka gaystay Hotel saxafi sida aya shegayan wararka naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho, waxaana goobta qaraxa ka dhacay lagu arkayaa ciidan aad ubadan oo kamida Ciidamada aminga Magaalada Muqdisho.

Wararkeena dambe kala soco Warar sheeraad ah

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.