Bananbax Garbahaaray laga qaban qaabinayo iyo Axmed Madoobe Dhuumaalaysi ku imaanaya

axmed madoobe

Wararka Naga soo gaaraya Magaalada Garbahaaray ee Gobolka Gedo ayaa waxaay sheegayaan in Magaalada garbaahray laga qaban qaabinayo bananbax wayn oo looga soo horjeeda Axmed madoobe kaas oo la sheegay inuu si dhuumashaal ah ku imaanayo Magaalada Garbahaaray ee Gobolka Gedo.

Degmooyinka Jubbaland ayaa intooda badan waxaa laga qaban qaabiyey Bananbax looga soo horjeedo Madaxda ugu sareysa Jubbaland kuwaas oo ku fshilmay Hogaanka Jubbaland.

Wararka Gedotimes kala socda Bananbaxaas looga soo horjeedo axmed madoobe oo ka dhacaya Magaalada Garbaaharay

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.