Muuqaal:Guddoonka Aqalka Sare oo kulan la qaatay Safiirka Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya

aqalka sare

Guddoonka Aqalka Sare oo Maanta Kulan la qaatay Safiirka Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya iyo xubno kale oo ka socda wasaaradda arrimaha Dibadda Talyaaniga waxaana kulankaas looga hadlay xiriirka dowladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.