Daawo:Ra’iisalwasaare Khayre oo xalay Casho sharaf u sameeyey wafdigii Turkiga

Raii’sul wasaaraha Jamhuuriyadda Sooomaaliya Mudane xasan Cali Khayre ayaa xalay kulan Casho sharaf soo dhaweyn ah u sameeyey wafdigii ka socday Dalka Turkiga, ee uu hoggaaminayay wasiirka Difaaca Dalkaasi, Ulusi Akar oo shalay booqasho ku yimid Soomaaliya.
Ujeedka kulankaasi ayaa ahaa sidii loogu muujin lahaa Turkiga sida Dowladda Soomaaliya iyo Shacabkeeda ay ugu faraxsanyihiin xiriirka walaaltinimo iyo Garab istaagga kala dhexeeya Turkiga.

khayre

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.