Daawo:Musharax Jabiye oo lacag ugu deeqay Ciidmada Puntland Balanqaadna usameeyey

Musharax Maxamuud Khaliif Xasan Jabiye oo kamid ah Musharixinta Puntland ayaa Booqday Xeryaha Ciidamada Darawiishta Puntland ee Godood iyo Caano ka dhan ee Gobalka Mudug, Musharaxa Jabiye ayaa kulan la qaatay Ciidmada waxuu sheegay inuu waxwayn uqaban doono waxuuna lacag dhan 15000 ugu deeqay Ciidamada Godood iyo Caano ka dhan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.