Daawo:Gudoomiyaha Gobolka Gedo oo sheegay inuusan jirin Qilaaf udhaxeeya dowlada iyo Maamul Goboleedyada

Kulan looga Hadlaayay Abniga, Dowlad Wanaaga, Horumarka iyo isku xirka Maamulka iyo Bulshada ayaa Lagu Qabtay Magaalaha Degmada Garbahaareey ee Gobolka Gedo waxaana kasoo qayb galay Maamulka Garbahaaray iyo Gudoomiyaha Gobolka Gedo Maxamed Muxumed Maxamed Aadan ayaa sheegay inuusan jirin qilaaf udhaxeeya Dowlada iyo maamul goboleedyada, Dalkana waxaa ka Madaxwayne ah Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.