Daawo:Dowlada Somaliya oo loogu Baaqay inay waxka qabato Diyaradaha Istaaga lagu raacayo

manddeq

Dalka Soomaliya ayaa waxaa kusoo badanaya Diyaaradaha yar yarka ah ee isaga goosha Magaalooyinka iyo Gobolada Dalka Soomaliya taas oo ah Horumar bulshada Soomaliyeed iyo shirkadaha Diyaradaha ay sameeyeen.

Hadaba Diyaaradaha Yar yarka ee dalka kusoo badanaya ayaa waxaa aan jirin cid daba gal kusameysa ama baarta inay yihiin kuwa amaankooda sugan yahay,  waana tan kaliftay qaar kamida Rakaabka Diyaarada Maandeeq Air  ee u kala gooshaysa Koonfurta Soomaliya ay cabasho u direen dowlada Soomaliya inay wax kaqabato diyaaradaan ayagoo Rakaabka kudhaha istaag ku raaca waana wax maamunuuca in diyaarad istaag lagu raaco.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.